Dalsan TV
Dalsan TV
  • 18 341
  • 23 660 223

Відео

Xayaat market oo qiima dhimis balaaram u sameysay shacabkeeda
Переглядів 69
Xayaat market oo qiima dhimis balaaram u sameysay shacabkeeda
Nabadoon C/raxmaan Muxudiin Jimcaale"60 Sano ayay degmo tahay Ceeldheer waxaana socota wadadii
Переглядів 56
Nabadoon C/raxmaan Muxudiin Jimcaale"60 Sano ayay degmo tahay Ceeldheer waxaana hadda socota wadadii lagu dhisi lahaa degmadaasi oo Ganacsatadee Dhaqankeeda Siyaasiyiinteeda ay ku hawlan yihiin".
Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyada
Переглядів 5210 годин тому
Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo si rasmi ah u furay buugga tacsid
Переглядів 14713 годин тому
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo si rasmi ah u furay buugga tacsida AUN Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dadka ku booriyay in la cafiyo marxuumka
Cali Jaamac“ Prof Jawaari wuxuu ka mid ahaa martida caawa halkaan ku casuunayd laakiin qadar baa
Переглядів 8614 годин тому
Cali Jaamac“ Prof Jawaari wuxuu ka mid ahaa martida caawa halkaan ku casuunayd laakiin qadar baa timid iyo Alle ma dhihin”
Qoraaga buuga MW Aden cadde Maxamed Ciise Turunji “Madaxweyne Aden Cadde waxba ma baran dugsi dhex
Переглядів 7214 годин тому
Qoraaga buuga MW Aden cadde Maxamed Ciise Turunji “Madaxweyne Aden Cadde waxba ma baran dugsi dhexe ayu ahaa hadana dastuurka ayuu siduu yahay u raaci jiray “
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Masuuliyiin katirsan dowlada oo ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayey
Переглядів 6614 годин тому
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Masuuliyiin katirsan dowlada oo ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayey AUN Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde
Wasiir Cali Xoosh” Bankiga markuu tago Aun Aadan Cade qofkastoo ka horeeyo wuu ka gadaal mari jiray
Переглядів 27523 години тому
Wasiir Cali Xoosh” Bankiga markuu tago Aun Aadan Cade qofkastoo ka horeeyo wuu ka gadaal mari jiray isagoo Madaxweyne soo noqday”.
RW Hore Cali M. Geedi” Maalintuu uu geeriyooday Aadan Cade oo Jimco eheyd maalintii ku xigtay ayaa s
Переглядів 20623 години тому
RW Hore Cali M. Geedi” Maalintuu uu geeriyooday Aadan Cade oo Jimco eheyd maalintii ku xigtay ayaa shir isugu yeeray golaha wasiirada waxaane lagu go`aamiyey in loogu magac-daro garoonka diyaaradaha Aadan Cade”.
MD Xasan Shiikh” Aadan Cabdulle wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee doorasho ku yimid oo
Переглядів 7723 години тому
MD Xasan Shiikh” Aadan Cabdulle wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee doorasho ku yimid oo doorasho ku baxa, Waxaa nahay dalka kaliya ee Afrikaanka ah ee madaxdooda badankood noolyihiin”.
Eng Cabdicasiis Aadan Cade oo ka sheekeeyey taariikh nololeedka aabihiis
Переглядів 305День тому
Eng Cabdicasiis Aadan Cade oo ka sheekeeyey taariikh nololeedka aabihiis
MW Xasan Shiiikh” Xilka ka dambe nololaa jirto, waana noolaaneenaa Lakin Sidee lagu noolaanaa?
Переглядів 452День тому
Madaxweyne Xasan Shiiikh” Xilka ka dambe nololaa jirto, waana noolaaneenaa Lakin Sidee lagu noolaanaa?
Abwaan Maki “Madaxweyne Aadan Cade wuxuu ahaa Madaweyne aanan fiirin Kanaa timo adag
Переглядів 143День тому
Abwaan Maki “Madaxweyne Aadan Cade wuxuu ahaa Madaweyne aanan fiirin Kanaa timo adag iyo kanaa san weyn oo dadka isku mid ayey u ahaayeen “.
Abwaan Maki" Dambiil ayuu wadan jiray MD Aadan Cade, Suuqa ayaa iskala adeegan jirnay".
Переглядів 636День тому
Abwaan Maki" Dambiil ayuu wadan jiray MD Aadan Cade, Suuqa ayaa iskala adeegan jirnay".
Gud.Batulo Gabale "Caruurta Aadan Cadde Lug ayey ku tagi jireen Iskuulka ".
Переглядів 421День тому
Gud.Batulo Gabale "Caruurta Aadan Cadde Lug ayey ku tagi jireen Iskuulka ".
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore Jawaari
Переглядів 58310 годин тому
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore Jawaari
Isbitaalka Aadan cade oo soo kordhiyay CT SCN casri ah oo lagu ogaanayo cudurada guud ee haya qofka
Переглядів 10310 годин тому
Isbitaalka Aadan cade oo soo kordhiyay CT SCN casri ah oo lagu ogaanayo cudurada guud ee haya qofka
Sidee ayuu u dhacay Aaska Qaran ee Muqdisho loogu sameeyey Marxuum Jawaari?
Переглядів 51610 годин тому
Sidee ayuu u dhacay Aaska Qaran ee Muqdisho loogu sameeyey Marxuum Jawaari?
Yabooh” Buug Tacsi ayaa laga furi doonaa guriga uu ku geeriyooday"
Переглядів 20310 годин тому
Yabooh” Buug Tacsi ayaa laga furi doonaa guriga uu ku geeriyooday"
Habdhowraha Baarlamaanka” Inbadan ayuu raaligelin bixin jirey Aun Jawaari,”.
Переглядів 17810 годин тому
Habdhowraha Baarlamaanka” Inbadan ayuu raaligelin bixin jirey Aun Jawaari,”.
Afhayenka Booliska “Macalinkii Sharciga iyo Dowladnimada Soomaaliyeed ayaa maanta keenay Hoygiisa,”.
Переглядів 29710 годин тому
Afhayenka Booliska “Macalinkii Sharciga iyo Dowladnimada Soomaaliyeed ayaa maanta keenay Hoygiisa,”.
W.Ilyaas” Kaliya qoyskiisa kama dhiman Jawaari ee Waxa uu ka dhintay Shacabka Soomaaliyeed”.
Переглядів 27710 годин тому
W.Ilyaas” Kaliya qoyskiisa kama dhiman Jawaari ee Waxa uu ka dhintay Shacabka Soomaaliyeed”.
Maxamuud Macallin”Marxuum Jawaari wuxuu ahaa Nin Illaahey u kulmiyay Aqoon Diineed iyo mid Maadi"
Переглядів 10610 годин тому
Maxamuud Macallin”Marxuum Jawaari wuxuu ahaa Nin Illaahey u kulmiyay Aqoon Diineed iyo mid Maadi"
Wasiir Xasan Eelaay “Meelo badan in loogu magacdaro wuu mudan yahay Pro Jawaari,”.
Переглядів 20910 годин тому
Wasiir Xasan Eelaay “Meelo badan in loogu magacdaro wuu mudan yahay Pro Jawaari,”.
“Aun Jawaari Khamiisti wuu shaqeynayey sida Jimcihii gelinka hore". Wasiir Maareeye
Переглядів 89610 годин тому
“Aun Jawaari Khamiisti wuu shaqeynayey sida Jimcihii gelinka hore". Wasiir Maareeye
Lix kun oo Arday ayaa maanta u fariisatay Imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.
Переглядів 12610 годин тому
Lix kun oo Arday ayaa maanta u fariisatay Imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.
Xil Xusul"Maal maha xoriyada awgeed Ciidamada waxay sii laba jibaarayaan Howlgalada"
Переглядів 16610 годин тому
Xil Xusul"Maal maha xoriyada awgeed Ciidamada waxay sii laba jibaarayaan Howlgalada"
Xil Ismaaciil Keerow "Majirto cid Xabsi guri ka dhigtay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Jubaland"
Переглядів 17110 годин тому
Xil Ismaaciil Keerow "Majirto cid Xabsi guri ka dhigtay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Jubaland"
WARKA HABEENIMO EE DALSAN TV 28-6-2024
Переглядів 15810 годин тому
WARKA HABEENIMO EE DALSAN TV 28-6-2024

КОМЕНТАРІ

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 годин тому

    General Xaal Qaado Habrtani 60sano jirka ah oo muufada dubijirtey siigale

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 годин тому

    Habrtani 60sano jirka ah police waxba kama oga midani muufada ku dubijirtey siigale General xaal qaado

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 9 годин тому

    Ninkaan wxn ka dareemayaa inu wali wax weyn qaraniyo Lkn wxy tahayba wuu dhaamaa kuwa Wali aanan raaligalinta bixinin

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 10 годин тому

    Mansha Allah Allaha U Naxariisto Madaxwayne Aadan Cabdulle Cusman (Cade) wuxuu ahaa Aabaha umada Somaliyed

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 11 годин тому

    GENERAL ZAKIYA WAA QOF GOB AH ALLAHA XIFDIYEE WAANA WADANIYAD DHAB AH WAR XAGEE LAGALA XIRIIRI KARAA IISOO SHEEGA WAANBA KA HELAY INAANLA SHAQEEYO BAAN JECKEYSTEY XAAJINA UNOQDO INSHA ALLAAH LOVE GENERAL ZAKIYA

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z 12 годин тому

    GUUUUUUUUUUUUUL DOWLDA SOMLIYA GUUD AHAAN

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 22 години тому

    Dalkan inta madaxweyne somary midkii ugu benta badnaa wxa uu ahaa farmajo oo lasoistagay Allaha unaxariisto madaxweyne adan cade ayan kudaydaa oo tusalo ii eh mooge farmajo dlkan alihii kaqabty aya mahad leh

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 День тому

    😓😓😓😓Maki haaji banaadir Allahuma amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲guuleyso adan abdulle cismaan janatul fardowza Alaha ka waraabiyo Allahuma amiin

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 День тому

    😓😓😓😓Maki haaji banaadir Allahuma amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲guuleyso adan abdulle cismaan janatul fardowza Alaha ka waraabiyo Allahuma amiin

  • @Maryanjiinow-rx7ko
    @Maryanjiinow-rx7ko День тому

    Allaah hakabadbadiyo❤❤❤❤❤❤❤💘🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 День тому

    Ala ya arxama raximiin ilaheey jannatul fardowsa ha geeyo qabrigiisa alaha u wasaciyo marti la jecel yahay alaha ka dhigo 😢

  • @Palestine100.
    @Palestine100. День тому

    Tuugta oo dhami cashar ha u noqoto

  • @Barwaaqobaani247
    @Barwaaqobaani247 День тому

    Alle haw naxariisto

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o День тому

    Xasan ku quus-qaado aduunyo waa laga tagayaa maalin uun haddii Alle Wayne idmo,wax kasta oo aad aruuriso oo dad badan Somaliyeed ee maanta quraac,qado ama casho ay cunin lacagta qabriga looma qaadanayo xisaab aya ka danbayso wllhi.....

  • @mohamedhaji5729
    @mohamedhaji5729 День тому

    Halagu xabaalo meel an hadhow xasan sheeq Kala baxeynin 😂😂😂😂

  • @XasanJanan
    @XasanJanan День тому

    Allaha.unaxaristo.😅

  • @asadyare6440
    @asadyare6440 День тому

    Jawaari kii Marxuum dhaho usiina Muhallag lee waaye ma ogtiinoo

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 День тому

    Alle ha unaxariisto

  • @ZahroYuusuf-oh1yp
    @ZahroYuusuf-oh1yp День тому

    😢😢😢

  • @user-fd5gl3lj4p
    @user-fd5gl3lj4p День тому

    Mashalaha

  • @nasragarrett8866
    @nasragarrett8866 2 дні тому

    Fowzia bookgaa aabahaa qorey sideen ku heli karaa please Allaha ku xufido wlle

  • @abdikaniosmaan2794
    @abdikaniosmaan2794 2 дні тому

    Alle Ha unaxriisto 😢

  • @halimoabdirahman
    @halimoabdirahman 2 дні тому

    U the president said so

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 2 дні тому

    😢😢😢ان لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين 😢😢

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 2 дні тому

    Allaha unaxariisto gudomiye jawari ilama ahan asiga oo kle dalkan in lagahelayo lakin waqtigiisa aya intan ku ekay dhaman ehelkiisa iyo umada somaliyed sabar iyo iiman ayan leyahy qabriga ilahy ha uwasiciyo 😢😢😢

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 дні тому

    Allaha U Naxariisto Allaha U Naxariisto Janno Allaha Ugu Deeqo

  • @hadafcenterxaruntahadaf2333
    @hadafcenterxaruntahadaf2333 2 дні тому

    Nin qiima badan buu ahaa, Ilaahay ha u naxariisto

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 2 дні тому

    Allah ha unaxariisto

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 2 дні тому

    Asc setahiin dhamaaan team dalsan tv waxan diinka codsanaa in aad iso boqatan youtubekega plz mahadsanid Hambalyo Hambalyo congratulations

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 дні тому

    Ma waxeey awoodi waayeen laba kaariko oo caro kaawo ah oo eey ku shubaan wadada laga soo galo lagana baxo ee foolxumada ku ah sumcada eraboorka waa maya weey awoodaan waa hadii wadaninimo eey jirto.

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 дні тому

    Si shirkadaan kuu qaado oo kuu geeyso halkii ehelkaada kugu sugayeen waa in aad bixisid 8 doolar oo seevice kooda ah bal ka waran imisa qof ayaa isticmaasha maalintii intii aan joogay eeaboorka ayaa waxaa soo degtay 6 diyaaradood oo mid walba dad wado

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 дні тому

    Waxaa kaloo la yaab leh halkii qof oo soo degaya ee isticmaala shirkadan waxaa laga qaadaa 8 doolar dadka baahiyaha gaarka qabana waa ka qaalisan yihiin oo waa service gaar ah dadka soo dega waa ku qasbanyihiin in eey raacaan oo gaadiidki kale waxaa lagu celshay dibada ama meel.ka fog eraboorka

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 дні тому

    Iridka laga soo galo shirkadaan laga soo bilaabo wadad laamiga ah ee eraboorka gasha waad naxeeysaa hadaad aragtid burburka dayactir la aanta ka muuqata waa bohol bohol kale eey kuu dhiibeyso waa hubaa madaxda shirkadaan in eey maraan wadadan gasha Sahal

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 2 дні тому

    Shalay ayaan Xamar soo galay runtiina wado wanaagsan kuma arag inta aan soo maray laga soo bilaabo eraboorka waxaa la yaableh eraboorka waxaa ka hoowl gasha shirkad la yiraahdo Sahal oo dadka ka soo qaada eraboorka

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 2 дні тому

    Video ka dhameystir wasirka hadalkisa si loo dhageysto.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 дні тому

    Khayin kii dad kiisa baabi iyay caruur tii siina gaysty wadan horumar san iyo school qaaliya dhulba hante shabab u keeny oo god kuriday ixtisaam ilaahayoow uda ka qabo

  • @AxmedyusufXussein
    @AxmedyusufXussein 3 дні тому

    Dawaqaas waxa qurxinkaro wa wadada hormarto markk igu danbeesy wadadas waa burbursaneeed marka wadada qurxiye

  • @maxamedaxmedabtidoon4814
    @maxamedaxmedabtidoon4814 3 дні тому

    Waa odayaal wareray

  • @abukar6
    @abukar6 3 дні тому

    Hadey run idinka tahay u dhiba turkiga tuboyin wawey oo qofku ka dhex bixi karo sida kuwan yurub ay gashtan jidadka hano geliyo wana diyar ee idika masulka ah adidan in turkiga u la warego mashrucan gobolka banadir bulacadaha ah tuugo iney wax dhacan uu u tagan😂😂😂😂

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 дні тому

    Maansha allah hala xiro kuwaas 20 sano xarig edeb daradooda

  • @yussufshibrahim6972
    @yussufshibrahim6972 3 дні тому

    Xasanow abti ciilkaad somali u qabtaa waa ka ku dhahay qabuuraha faago oo somalidii aad laysay iilka kaga daba tag.reer somalia gaar ahaan shacabka waxaan leeyahay"haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye,. Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraan" haddaad marqudha si nabad ah aa ugu mudaharaaddaan mooryaantan, kuna adkaysataan inaanu dib dambe idiin metelin hadba tuug aydaan idinku dooranin, sida baniaadamkana aydaan idinku toos ugu soo dooran madaxdiina, u malayn maayo inaynu heshiin karnaba, in wax idinka haraan baa ba iska adag haddaa sidatan ku jirtaan ee fadlan tashada shacaboow

  • @yussufshibrahim6972
    @yussufshibrahim6972 3 дні тому

    Dekedda muqdisho iyo madaarka boqolkiiba meeqaa turki qaatay?maxaase somali loo reebay?yaa sheegi karo? Midda labaad go,aankii parliament ka simalia ka soo saaray DPworld iyo horumarinta dekedaha maxaw ahaa? MISE xasan gurguurte cid kale ayuu dawlad u yahay oo afkan uu ku hadlayaaba maaha kii dalka somalia?

  • @HananHasan-mt3we
    @HananHasan-mt3we 3 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @adannur4755
    @adannur4755 3 дні тому

    Hourmar wcn casimada xamar cadey

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 3 дні тому

    Maxaa lagu farxaa waa run. 1 somaliya /7 maamul oo Xabashi meelkasta joogto

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 3 дні тому

    Inshaa allaah wadankoo dhan

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 3 дні тому

    Isaaq maalintii waa midnimo habeenkii waa goosi u goosad

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 3 дні тому

    Somalida laba qolo baa cadawga ujabisay. (1)Qabiil jaahila oo baadiye isku laynaya iyo kuwa taageersan (2) Kuwa kursi isku dilaayaa 30sano iyo kuwa taageersan. Dawadu waa Kurisiga oo gudi cadaalada oo doorashada maamula la sameeyo. Iyo islaamka oo lagu dhaqmo. Axmaar Markaas baa udanbaysa

  • @naleye1
    @naleye1 4 дні тому

    Masha Allah guul 🇸🇴❤️

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 дні тому

    Masha Allah tabarakallah wala so socdaa insha Allah wana dhisayaa insha Allah kheyr ceeldheer guul guul ceeldheer barwaaqo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✌️✌️✌️